Akhriso Soomaaliland Oo Fariin Deg Deg Ah U Dirtay Puntland Kana Dalbatay In Ay U Hogaansamaan..

0
2

Maamulka Somaliland ayaa Puntland ugu baaqday in ay ixtiraamto heshiis xabbad joojin ahaa oo ay horey u wada galeen, ka dib dagaal shalay ka dhacay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag.

HOOS KA AKHRISO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here