Wasiir Bayle Oo War Cusub Ka Soo Saaray Daqaalaha Dalka

0
2
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir Jaraaid oo uu goordhaw Ku qabtay xafiiskiisa uga hadlay arimaha kala ah 1 Deymaha lagu leeyahay dalka iyo halka ay mareyso hanaanka deyn cafinta, 2 dib-u daabicidda Shilinka Soomaaliga iyo howshiisii, 3 Natiijadii shirkii Washington oo guulo ku soo dhamaaday iyo 4 Hantida Qaranka oo Wasaaradda Maaliyaddu ay tiro koob ku sameysay.
Goordhaw la soco Muuqaalka Shirka Jaraaid ee wasiirka. Insha Allah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here