Ahlu-sunna, ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxa ay kaga soo horjeesatay Guddiga qaban qaabada dhismaha Galmudug, oo ay dhawaan magacaawday Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo di u heshiisiinta ee Xukumaadda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka.