LIVE: Xafladda Caleema-Saarka Madaxweynaha Jubbaland oo bilaabatay.

0
20

 

Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa ka bilaabatay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland.

Munaasabadda Waxaa ka qeyb galaya  siyaasiyiin, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole, Wafdi ka socda dowladda iyo marti sharaf kale.

 

                                                             Hoos ka Daawo 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here