Dag Dag: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka laabtay Balanqaad Muhiim ahaa!

0
19
mohamed abdikadir Silver

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Finish Ayaa shaaciyay inuu Guud ahaanba ka laabtay Gu’aankii ahaa furista wadooyinka xiran ee magaalda muqadisho.

Gudoomiye cumar finish  ayaa arinkaan shaaciyay xili uu warbaahinta Si gaar ah kula kulmay Xarunta Gobolka Xarunta Gobolka banaadir Kadib munaasabadii Loogu Duceynayay Dadkii ku dhintay Qaraxii Suube.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xiligii uu shaaciyay furista wadooyinku madaxda sare ee dalku u yeereen deedna u sheegeen inuu masuuliyadeeda qaadaayo Qarax kasta oo ka dhaca Caasimada.

 

Xiliga xogtaan Gudoomiyuhu la wadaagayay Wariyaasha ayaa laga Aruuriyay Teleefonada iyo Camerooyinka iyo MP3 yada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here