Halkaan Hoose Ka Daawo Qaar ka mid ah Odyaasha Muqdisho Muqdisho oo mas’uuliyiinta xerada tababarka ee Turkiga ku eedeeyay in ay Dhul Boob Ka Waddaaan Maaladda Muqdisho
Odayaasha ayaa sheegay in boosas ka badan 300 -(SADDEX BOQOL)- ay sharci-darro uga qaadanayaan mas’uuliyiinta xerada Turkey-Som.
Boosaska oo ku yaalla ka horjeedka Warshaddii Nacnaca ee degmada Wadajir, kana tirsan goofka reer Dhicisow, ayey ku soo bandhigeen naqshad heshiis kal hore ay la galeen balse la baal maray.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo duqa magaalada Muqdisho ayey cabashooda u gudbiyeen.
https://www.youtube.com/watch?v=jODmS5K20rA&feature=youtu.be